Waxaa shalay geeriyooday Xildhibaan Bashiir Maxamed Aden(Dhudhacase) waxuuna ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee Dalak Kenya waxa uu Xildhibaanka uu ka mid ahja Xildhibaanada uugu fir fircoon ee ku jiray Baarlamaanka KMG
Xildhibaan Bashiir Maxamed Aden oo loo yaqaanay Dhudhcase waxa uu ka soo jeeday beesha Sheekhaal waxa uuna ka tagay 2 Xaas iyo 14 Caruur waxaa moo xaqiijiyay warkan Xildhibaan Maxamed Nadiif oo isaguna ka mid ah xildhibaanada Soomaliyeed
Allaha u naxariisto Marxuumka waxaa Tacsi diraya Dhamaan Jaaliyada dibada soomaliyeed gaar ahaan qaraabadii uu ka tagay marxuumka allaha u naxariisto
Dadka diraya waxaa ka mid ha
, Mahamud Ali Dahir / Prof Gure
2, ENG, liban Mahamud Ali Dahir / Inna Prof Gure
3, Mr, Mahad Mahamud Ali Dahir Inna Prof Gure/ Carter
4, Mr, Mikaiil Mahamud Ali Dahir / Inna Prof Gure
5, Drs , Ubah Mahamud Ali Dahir / Inna Prof Gure
6, Drs , Ayan MAHAMUD Ali / Inna Prof Gure
7, Drs, ISmahan Mahamud Ali / Inna Prof Gure
8,Dr, Dahir Mahamud Ali Dahir Inna Prof Gure
9, Drs, Deqo Mahamud Ali Dahir / Inna Prof Gure
10, Mrs Idil Mahamud Ali Dahir / Inna Prof Gure
11, Dr, Abdirahman Mahamud Ali Dahir / Inna Prof Gure
12,Khadar Cabdi Maxamed
13,Xasan Sh. Axmed (Badawi)
14,Saciid Cabdi waaxid
15,Maxamed Xuseen cadow
Xildhibaan Xasan Macallin Yuusuf
Maxamed Cabdi Maxamed (Afweyne)
Cilmi Xaaji Xasan (Cilmi Shiikhaal)
Xuseen Sheekh Nuur (Xuseen Jiis)
Cusmaan Cumar Maxamuud Cadde
Khaliif Muxumud Xaaji Xasan
Yuusuf Macalin Cilmi
Carab Xaaji Xasan
Cismaan Xaaji Xasan
Axmed Xaaji Xasan
Xuseen Xaaji Xasan
Cali Xuseen Barseey
Maxamed Axmed Xaaji (Gaanbiyo)
Careys Axmed Xaaji
yo dhamaan qoyska reer Maxamuud Cadde waxay tacsi gaar ah u dirayaan reer Xaabsey oo idil meel kasta oo ay joogaanba iyo dhamaan beel weynta reer Shiikhaaleed geeridii naxdinta lahayd ee ku timid marxuum Xildhibaan Bashiir Maxamed Aadan (Dhuuracase). Allaha awooda badan waxaan uga baryaynaa in janadii ka waraabiyo anagana samar iyo iimaan naga wada siiyo.
Bismilaahi Raxmani Raxiimi Anagoo kale ah reer xasan dheere cumar gacal iyo caruurtooda oo dhan oo kale jooga Mareykanka sweden Norwey England iyo somalia waxaan tacsi tiirayada leh aan u direynaa dhamaan umada somaliyeed qoeyskii iyo eheladii uu ka xijaabtey ilaalhey naxariis iyo jano fardoosa ha ka waraabiyo Bashiir mohamed Aden cilmi (dhuuracaso)anagana samir iyo imaan ilaahey ha naga siiyo anagoo kale ah
Abdulahi Yusuf Aden (ganbiye) degan Ohio iyo qoyskiisa Mohamed Yusuf Aden (Qodaar) degan Bursaalax Mohamud Yusuf Aden (mohamud weyne) jooga Bursaalax Bashiir Yusuf Aden (Manaabe) degan Addisbaba cisman yusuf aden (cisman cade) degan qoryooley saciid Yusuf aden (saciid daboole) degan buulo-mareer fadumo yusuf aden degan muqdisho saciida yusuf aden ruqiyo yusuf aden degan sweden xasan yusuf aden degan sweden iyo dhaman reer yusuf cade inta ay dhaleen cabdiraman mohamed yusuf aden gaheir ENG.mohamed hasan maax John sweden geele xasan maax degan sweden asiili xasan maax degan swedn barliin xasan maax degan sweden Dr: mryan sheikh cabdulle cabdas mohumud jinoo vrticale muhamud wayax cabaas jinool uk degan mohamud ciise huesin degan buulo mareer ahmed ciise dhere degab gakacyo mohamed ciise dhere degan galkacyo cabdiraxiin mohamed yusuf ina qodaar cabdulahi mohamed yusuf ina qodaar saalax mohamed yusuf ina qodaar cabdiqadir mohamed yusuf ina qodaar canab mohamed yusuf ina qodar xasna mohamed ysufu ina qodaar mohamed bashiir yusuf ina manabe yaxye cabdi xaaji iyo qoysiisa iyo dhaman ehelad oo dhan waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayana qoyskii uu ka xijaabtey marxuumka iyo ehelka oo dhan ina ilahai wa ina ilahi raajicuun
khaastan waxaan tacsi u diyeyna adeer xaabsaney iyo wiilshiisa iyo marxuumka qoyka uu ka xijaabteey ilahey kitabisia midgta alle ha ka siiyo amiin
IYO KUWO KALOO AAN HALKAAN KU SOO KOOBI KARIN WAXAAN HALKAAN TACSI TIIRANYO LEH HALAAN OOGU DIREYNAA EHELADII IYO QARAABADII UU KA GEERIYOODEY EE KU TIMID ALLHA U NAXARIISTEE BASHIIR M,AADAN DHUURACASO.